KHIYAANO DUMAR SINA UMA DHAMAATO (( Qiso Jaceyl))


Dhalinyarada South Africa Iyo Jaceyl Maxaa Kala Haaysto {Qiso Jaceyl Naxdin Leh}

wiil Soomaaliyeed oo la ildaran jaceyl aay ku abuurtay gabar Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Uk taasi oo uu sheegay in aay qiyaameysay.

wiilkaan oo magaciisa ku soo gaabiyay Abukar halka gabadha aay iska barteen aalada Facebook ama weji book oo inta badan Soomaalida u adeegsato siyaabo kala duwan oo aay ugu horeyso calaf doon, ayaa wuxuu ku sheegay in lagu magacaabo Ayaan Maxamed Xasan.

ugu horeyn waxaa aan Ayaan lehayn xariir socanayay mudo 8 bilood ah kaasi oo aan jacel wadaag ahayn halka ayada ila damacsaneyd qiyaano, wax jaceyl ah aynan ii qabin taasi oo u sabaab aheyd in aay iga galaafato hanti lacageed oo gaaraysa sideed kun dolar oo aan ka lahaa hanti aduun ayuu yiri Abukar.

Waxaa aay i waydiisatay lacag gaaraysa sideed kun doolar oo aay ii sheegtay in aay ka dhiganayso tikid iyo baashaal baashaal caadi ah. ka dhiganayso anigana waxa ku siiyay si fudud ma soo galin niyadayda in aay i qiyaamey doonto ayuu yiri Abukar kalsoonida aan ka heestay darteed.

Waxaa aan u hibeeyay nafteyda balse waxaa aay igu samaysey qiyaano aan ka soo kabsan dooniin mudo. ayuu yiri Abukar oo ku hadaaqay in aay qiyaamo dumur tahay mid lama ilaawana ragoow iska ilaaliya qiyaanada dumurka ayuu ku soo gaba gabeeyay Abukar hadalkiisa.

Waxaa Akhristaasha Sharafta leh ka codsanaynaa in aay wiilkaan Soomaaliyeed ee lagu sameeyay qiynada jaceyl iyo tan lacageedba la soo taliyeen waxaa uu ka yeeli arinkaasi la soo gudboonaday oo ah ah arin naxdin leh oo laga wada xumaado.

waxaa aan ogsoonahay in qiyaanada dumurka Soomaalida ee ku dhaqan dalalka reer galbeedka aay tahay mid aad ugu badan haweenka kale ku dhaqan qaarada sida africa aasiyo iy dalal kale oo aay ugu horeyn..

W/ D Nuur Ismaaciil Sheikh

TEL ; +27786293859

E-mil; nuur.usa@hotmail.com

26 Comments

  1. !!! Wlh waayab wiilkan walaalkena ah qayaanada ay ayaan ku sameysay dadow wa arin laga xumado lkn su’asha tala aya ah abuukar miyusam maqal in horay loyiri qiyaano dumar ragi ay la damcan dhaqso ugama badbado- walaalken abuukar kalsoni daran ayu uqaday gbdhan qayanada badan waxana leenahay inti ayka qaday allaha ka samir siyo in kabadan allaha so galiyo walaalken ayadana nabsi ayaka so bixi doono insha allah

  2. Jclka raga iyo dumarka keh u qlbi jilcn marka 2 sideh gclka ka xanaqo u rali galinkarta

  3. Wa arin layab leh

  4. Wlh sxb mcne wa wax lagaxumado khiyanadan kudhacday sxbken abukar.aniga wa yarladhaho hanad muse {hanad yare} kunanol dalka kenya gar ahan magalada nairobi.marka sxbayal rag hadan nahay anka gashamano marka hore wayo hora waxa looyiri “sir naged lagama salgaro” otherwise thanks.

  5. Asc dhmn tiin teda kale sxbkn abukr wxn leyhy nagta idaba ka nolol sareyse mrka xil & xolo wxd kahesaty ad sinayso mxd horta idana ugu dhameyn weysey inad nolosha wada qeybsatan runti qiyano kaliya ma’ehe xita wa shufto nagtas lacgtana wy dhamanesa mlin mlmaha kamid ahna hadherato ama hadhawate wey iska arkesa adna iska shaqeso meshad katacabdy weli wad jogta ilahi kusina wujoga mrka inska allah iska samir aqii byyy asxabyy

  6. Sry abuukar sxb hadaa tihiin dhalinta ka ganacsato koonfur afrika mar walbo jabka maxaa idiin nugul siiyay? Tan xigta hada waad dhacan tahay markale yan lagu dhicin oo dalkii hooy ayaa dumar wanaagsani joogaane haloo soo laabto jaanisna waad heesataaye markale shaqeeso ayaan kugu baraarujin lahaa bro

  7. Anigoo ah maxamed ibraahim ah fikrid ahanteyda ha aaminin dumer

  8. Waa sheeko mcn too kale oon ku madadaaloono noo soo qora

  9. Abukar sxb wan ka xumahay runti arinta kugu dhacday lkn ma ahen inad intas o lacag ah u dhibtid gabad adan gursanin wayo nag lama aamino sxb

  10. wlh sxb sory ataaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan kuleeyahay sxbkeeeeeeeeeeeeeeeeeeeyooooooooooooooooow

  11. sxb waan kaxumahay sxb

  12. Walaahi Aad Baan Ugu Xumahay Abuukaroow Arinta Musiibada Ah Ee Kuqabsatay Balse Bear In Mind People Are Not Same As The Five Fingers Are Not Same Marka Haddii Ay Ayaan Ku Qayaantay It Doesn’t Mean All Girls Are Cheaters Anyway Aniga Xataa Waxaan Joogaa Beledxaawo Somalia Waxaana Gabar Kajeclahay Nairobi Waana Isku Wanagsanahay Marka Waxaan Ku Oran Lahaa Allaa Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh So What U Do Just Tie Ur Camel And Trust Ur God

  13. sax marka hore waan kusalaamay marka xigto jacel wax walbo wuu leeyahay xumaan iyo samaan sxb marka wixii kugu dhacay iska hilmaan ilaah iska baryi waxaa laga yawaa inuu ilaah wixii kaalumay inuu wax ka qeer badan kuugu badalo sxb marka hais raas raas siinin insha allaah

  14. Sxb adunyadan waxan dhici karin malahan mrka sxb tan weyku martay tukale iska ilali mida kale sxb somali horay ayey hadal udhameysay waxa ladhahay naag hadad gacantada udhigto gacandhi ayey kudhigta hadad adiga gacandhi udhigtana gacanteda ayey kudhigta marka ha isku hosdhigin

  15. Arimahan waan tix galiya fadlan ha la ifahansiyo sida aan ula socon lahaa

  16. Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw layaab arintaan waa wax aad looga murugodo lkn manaqan kartaa mid suurta gal ah

  17. Das ani ma aminsani wayo 8 bilod in uu u wada dhibayo lacagdisa oo idil una dhibayo naag oo kabartay facebook wana dacayad lagafidinayo nagaha ama mel logadhacayo nagaha deda kale nimanka aya kaqayano badan dumarka waba lacif marka sheko kale hadi ad hesin shega bendana waxa lashega ben shadi leh marka dacayada ad fidenesan in dan kusima ok

    • mahmah somali ah ayaa tidhi naag ka samir ama u samir laakiin anigu ma aaminsani wayo naag aanan arag masiin karo hantidayda oo dhan laakin waa aduunyo waad wayo aragtay waa lagula gaadhay sxb

  18. Das ani ma aminsani wayo 8 bilod in oo la cagdisa oo idil u dhimo naag oo kabartay facebook wana dacayad lagafidinayo nagaha ama mel logadhacayo nagaha deda kale nimanka aya kaqayano badan dumarka dumarkana wa lacif marka sheko kale hadi ad hesin shega bendana waxa lashega ben shadi leh marka dacayada ad fidenesan in dan kusima ok

  19. alla jaceyl ku waayo badana sxb mahmah duga ba doqontiyo hawenkuba qofki ay dulodan cagta kama dulqadan.fahan mcnahayga.

  20. Waalayab arintan kudhacday sxbkey abukar sxb waxa horan lagu mahmahay sirnaged lama salgari karo marka waxan hada ino dhaxeso kuso marin haya tacsi iyo hormar kale waxi kabaxey wax kayqer badan ilahey hakusiyo

  21. Arintas waa wax aad loga xumadho,Abukar sxb Alah kudaf.oman malenaya inad lagactas dib ohesho amar Alah moyan.adna waliga hafudhanin sidhan cml once beaten twice shy sxb

  22. Marka hore waxaan aad oga xumahay qisadan naxdinta leh ee ku dhacday sxb abukar waxana lee yahay sxb run ahaantii aniga hadaa arintaan aad ayaan oga gubanahayaaa waxaadba moodaa iney aniga igu dhacday sidaan noqday markaan aqriyay qoraalkiina ogeysiinta ah sxb aniga sahil ahaaan waxaan kugula talinayaa inaad isku daydo sidaad oga soo ceshan lahayd hantidaada aadna lugooyadey kugu dhigtay mid ka weyn ogu dhigi lahayd mida kale waxan wa dumar mahmaah english ah ayaa waxay tiri (WOMEN ARE BIG FOOTED CHILDREN) marka hada waxaa laga yaabaa iney si kale kuu fahansan oo way aqli yar yihiin ee isku day sxb insha ALLAH YOU WILL SUCCESSED WISH U HAPPY AND SUCCESS

  23. Ana taa oo kale ayaa gabar lamagac ah igu dhigta walaahi balse taydu wax lacag ah maaysan jirin.

  24. Waa sheeko macaan

    • sxb salaan sare marka hore balse naag aad kabartay wajibooga oodan inay tahya xataa dumar madan uqasariseen adoonyo intaad kalahayd waxaa jiri rag istic maala waji booga iyago iska dhigaya dumar kolay naag waa qalbijilic san tahy sideed biloodna kuguma khayaan teen eemid baa kaadhacay lacag taadee dabagal kusamee ayaan kuleeyahay


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: