Sida jacaylka labada isqaba ku ilaalsamo


Asc, aqyaarta kuxiran iyo inta wax kuqorta blogan, aniga waxaan kula talin lahaa gabdhaha raba iney ragooda lawadaagaan raaxo dhaba, in ay sameyso talooyinkan,

1.marka hore guurso qof kujecl adna aad jeceshahay,haba yaraato inta aad isjeceshihiin,guurkiinana ha ahaado mid aad kusaleysaan daacadnimo iyo inay dhab idinkatahay inaad nolol wadaagtaan,kafogaada guurka kusaleysan aduunyo kaliya,u guursada inaad badineysaan umada Nabi Muxamad S.C.W, U guursada inaad kudhowrsataan,

2.Gabadha rabta qancinta ninkeeda waa iney ahaa gabadh asturta jirkeeda kudadaasha nadaafada guriga iyo jirkeeda,howsha guriga iney dhaqso uqabato si iyadoo nasan nadiifa ninkeeda u yimaado,

3.Haka wareegin gurigaada oo banaan aadista aan dan kuwadin kajoog,

4.Badi aqrinta qur’aanka si illaah wehel kuugu ahaado,aadna oga badbaado isha sheydaan iyo tan xaasidka,

5.Ahow mid ku qanacsan ninkeeda, kafogow kudayashada dad aan kugu diin aheny,

6.Qalbigaada sida uu jecelyahay usheego seygaada, Kafeejignow wixii niyada jab abuuri kara,Naadafada iyo carafta aqalka waa qeybta ugu muhiimsan nolosha labada lamaane,cidiyaha iska gura timaha hoose xiira, kilkilaha kuwa kasoobaxana iska gura,

7. Isticmaal wax kaa ilaaliya jeermiska,sida saabuunada Daaweysan.8.kudadaala inaad niyada isu dhistaan, isku amaantaan wanaaga aad isu sameysaan,siiba raga waxaa haboon in ay marwalba ku amaanaan xaasaskooda,wixii wanaag ahee ay qabtaan,noqda saaxiibo dhab ah aad farxad kunoolaataane,Daacadnimada iyo kalsoonida waxey kordhiyaan in xiiso la isu qabo marwalbo,Dareenka dhabta ah waxaa keena jaceyl daacada,isu ahaada daacad oo ha is laqdabeynina,

8.Dareen dhaba hadaad rabto ,waa inaad iska ilaalisaa isdhaxgalka,kafogow meelaha raga ajnabiga kaa ah ay kubadan yihiin,Marwalbo umuuqo in ay nolosha kuu cusubtahay,Hanoqon mid is dhiibta markey,owlaad dhasho,Kudadaal danahaaga kumashquul sowjkaaga,waa aragtideyda karaali ahaada wixii qalada ee aad ku aragtaan.
Bye R.dm

Ka xigasho RAAXADAGUURKA

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: