waxaan ahay mucaashaq waxaan jeclahay gabar


Abaayo macaan waan ku salaamay marka xigta see ii tahay samaan xalay ma iigu seexatay taas mid lamid ah macaanto ma iigu soo kacday taasi waa salaam guud laakiin si gooni ah
…….
waxaan kugu salaamaayaa salaanta muslimka taa soo ah A/W/W abaayo macaanto hadii aan kaaga warbaxiyo xaaladayda gacaliso way is ka fiican tahay intuu alle ugu talagay 100% abaayo macaan adigana waxaan alle kaaga baryaayaa taas mid lamid ah in uu ku siiyo aamiin gacaliso hadii aan u guda galo arimahayga qaaska ah abaayo aniga waxa kaliya oo iga maqan waa adiga macaanto waxaan kaa rabaa garabkayga in aaad joogto oo aadan iga fogaanin runtii naf dhab kuu jecel ayaan ahay abaayo marka aan saas leeyahay waxaan rabaa in aan wax ku fahansiiyo markasta abaayo in aad ii aragto qof dunida kugu jecel in aan ahay waxaan ogahay in aad tahay qofta kaliya oo aan firsanaayo macaanto waxaad igu abuurtay ayaa ah wax aan la soo koobi Karin gacaliso runtiii wax kasta in la is waydiiyo ayaa fiican taariikh kastana wax ayey ku imaadaa tala kastana in la rog rogo ayey ku fiicantahay macaanto waxaan waa iska aduunyo waxaana fiican in la is ogaado abaayo macaan waxaa tahay ruux dhamaystiran gabdhaha dhaymankooda ayaa tahay abaayo qurux baa laguu dhameeyey dhankastoon kaa eegana waad is ku dheeli tiran tahay dhaliil ma lihid illaah ha ku dhowro waxaa tahay qof jirto hadii aan ku helo dhib arki mayo farxad ayaan helayaa meel dalxiis ku fiican daruur wabi dhexqaadiyo & meel kaymo leh oo doog ka baxaayo ayaan ku geen lahaa in kastooy aduunyadu tahay wax yar inta la joogaayo waa farxad jaceyl kama nuuxsan karo igu fogaaday wa uu igu nastay nabaro ayuu igu reebay intuu intuu sida hooyo wax dhashtay ayuu ilmaheeda ka tag la yiraahday oo diidayso buu aniguna igu yahay abaayo jaceylka dadka qaar waa uu naafeeyaa ama maskaxda ayuu madooweeyaa ama far xadaada ayuu dilaa kama noogo sida ruux waalan meelaha ayuu igeeyaa runtii sida aan ahay ma aqaan ana kama nasto nafsi inta aan gali lahaa anigalee ha la iga galo abaayo macaan waan hubaa in aan kugu han wayn nahay oo aan had & jeer muuqaaga aan rabo & la joogaaga waan kuu oo manahay gabdhaha adigaa ugu horeyo halyey la jacelyahay ayaa tahay waxaa tahay hormarkayga abaayo geeskaaga igala qabo waan ogahay in aan qabo halis jaceyl waan kuu hibeeyey waan kugu sidaa halbowlaha abaayo gabdhaha haybad ayaa dheertahay geesiyad lama huraan ah ayaa tahay abaayo macaan baahida jaceylka boholyowga aan qabo adigaa iga bogsiin karo jaceylkeena boga & wadnaha ayuu igaga yaalaa halista ayuu ku baahay meesha aad iga jirto ayaa macaanto la iiga wacaayaa jaceylka waa uu igu balaartay badwaynta ayuu igu dary jaceylkaaga igama ba aayo naftayda ayuu babinaayaa oo sifudud ayuu wax u fahansiiyaa waxuuna ku dhahaa waad hali doontaa hadii uu alle yiraahdo macaanto waxaa tahay nabad nasteexiyo nugul caashaq beeriyo waxaa tahay beer & doog neecow udgoon & nuurkii indhaha & qalbi urooney waxaa tahy roob ii da aayo aayahii naftaydaay nasiibka ha igu kaa daro nacab xaasib ayaa jiro laba is rabto aan arki Karin abaayo macaan marka aad qalbigay aad soo gasho qalbiga waan sasabaa midab kala quran dumarka muuqaalka guudka waxaa tahay luul & nuur hada soo baxay timahaaga xariirta ah maamuusta aad u dhalatay muraayadii qalbigaay maan qaboojisaa tahay miirkayga & xiskayga gayaankayga ayaa tahay wali ma arg mid aan kugu tilmaamo ama aan aqoon kula simo dumarka manta joogo abaayo macan afkaaga dhuxulka ah dhalalaalka wajigaaga midabkaaga dhiimka ah indhaaga aad umaleeso bamboo e fem dhaayaha urooneey quruxdii naftaydaay ma wax kula dhigmaa jira xabiibtii kula dhigmaa jiro macaanto kulaan kula dhigmaa jiro daily kula dhigmaa jiro my love kula dhigmaa jiro waxaad ila dhigantahay sida laan dhir & fiyoore ku yaalaan abaayo macaan waxaa thaay dhamays dumar dhaliil lahaynoo rabi uu kala dhantaalin jaceylkaaga waa uu igu dhexnool yahay dhawac ayaan ahay dhib ayaan kaa illaashaa dhiiga jirkaygiyo dhanka wadnaha xigo adigaa ku magacaaban kuma dhaafi karo dhab jaceyl macaanto iga hoo dhabanadaada hilaaciyo quruxdaada wacan xubnahaaga kala qoran dhankastoon kaa eegaba dheemanka ayaad la mid tahay dhaqanka & asluubta waa mid uu alle ku siiey allahayow calaf igu dar gacalisadayda maxuu jirka qalay jaceyl maxaan qamuumyooday maxaan riyo ku qarway markaan indhaha kala qaadayna qofna ilama joogto soo ilmada igama quban talada way iga qoloocan tahay runtii hadii aan ku helin maxaan sameenaa jariiraco ayaa igu taagan abaayo isaseegi mayno alle yaa barwaaqiyo bash bash kula beegto jaceyl guul ah alle hana siiyo abaayo macaan ma ogtahay geed miro ku yaalaan intuu baxay bilow ilaa & dhamaad gurashada diyaar u ah Gabdhihii Ambiyadiyo ka sokoow asxaabtii abaayo adiga oo kale Ifka hooyo mey dhalin abaayo macaan xabiibti xayaate uur laguma soo sidin lamma soo abaabibnin Aabba muu gardaadinin ragna abaayo macaan timmahaaga muu arag araxdaada muuqaal oo kale aduunkaan kuma arag asluub badanee amaan badanee sidii ubaxii udgoon badanee waxaan macaaneey ku oon bixi lahaa anigoo aroos kula galo abaayo macaan cirkoo gaaxday roobka seemaha ku raran yahay rabi nooga shubay oo beel barwaaqo ah ku da,aayo nafta ayaad raali ka dhigtay inta aan kula joogo aduunka ma rabo ruux kale adigaa runtii kugu qanacsanahay jirka & oogada adigay kuu oo man yihiin balanta & axdiga ha iloowin qalbigayga ayaad soo jiidanaysaa inta aan noolahay amaantaada ayaan haaynaa dunida adaan kaa rabaa daa,in intuu abuuray farxadayda ayaa ku raacday Abaayo macaan runtii wax kula dhigmo dunidaan ma saarno waayo waxaa tahay qof ceyb ka saliim ah abaayi macaan Waxa Inoo Dhaxeeyo Bad Weyn Buuro Iyo Weliba Wadamo Sidaa Aay Tahay Kama Daalo Inaan Kuu Soo Gudbiyo Jaceylkan Kuu Qabo Si Aan Umideeyo Wadnayaasheena. Waxaan Jeclahay Inaan Noqdo Ilmadaada Taasoo Kasoo Burqaneyso Indhahaada Quruxda Badan Soo Mareeyso Dhabankaaga Macaanta Badan Kuna Dhamaaneyso Faruuryahaaga Balse Madoonayo Inaad Noqoto Ilmadeyda Maxaa Yeelay Mar weliba Waa Aay Soo Daadataa Madoonayo Mar walbo Inaan Kuwaayo Aad Iga Dhamaato. Dadka Waxey Jeceylyihiin Iney Noqdaan Qoraxda Si Aay U Nuuraan Sida Qoraxda, Balse Anigu Waxaan Doonayaa Inaan Noqdo Dayaxa Si Aan Kuugu Ifiyo Xiliyada Aad Kujirto Mugdiga, Qoraxduna Aaysan Muuqan Xiligaas. Waan Kacabsanayaa Inaan Indhaha Isku Xiro Maxaa Yeelay Adaan Kuxasuusanayaa, Hadanne Waan Kacabsanayaa Inaan Furo Indhaheyga Maxaa Yeelay Madoonayo Adoo Iimuuqan Inaan Furo Oo Wax Kale Aan Arko, Waan Kacabsanayaaa Inaan Dhaqaajiyo Faruuryaheyga Adoo Iga Maqan Maxaa Yeelay Mar Weliba Inee Adi kula hadlaan Ayeey Doonayaan Oo Kudhaqaaqaan Waan Kujeclahay, Sidaa Darteed Marne Ha iga Fogaaan Hilibkeygiyey. Faraheyga ALLAH Qeybo Banaan Ayuu Uyeelay Waxaana Buuxin Karo Farahaada Si Aan Isku Buuxino Mar Walbo Aan Gacmaha Is Haaysano. Cid Aan ALLAH Aheyn MAjoojin Karto Shimbirahaas Duulaaa, Cid Aan Allah Aheyn Majoojin Karo Malaaygaas Biyaha Kudhex Dabaalanayo, Cid Aan Allah Aheyn ma joojin karo Anne Igama Joojin Karto Inaan Kuuxiiso Waan Kujeclahay Mar Weliba Aan Maqlo Dhicitaanka Teleefankeyga Inaad Adi Tahay Ayaan Maleeyaa Xattaa Mararka Qaar Telefankeyga Oo Dhaceyn Ayaan Mooda Inuu Dhacayo Aad Isoo Wacday, Memoriga Telefankeyga Space “banana” Ayuu Leeyahay Lakin Qalbigeyga Adaa Buuxiyay Malahan Meel Banaan. Abaayo macaan Qof ayaa Naweeydiiyay Qofka Bini Aadamka Maxaa Uweyn Oo Farxad Geliya Naftiisa Qof Wuxuu Yiri Hanti Qof Kalena Inuu Caanyahay Anigana Ano Adiga Kaafikirayo Ayaa Fariin Aad Iisoo Dirtay Telkeyga Kusoo dhacday Inaan Dhoola Cadeeyay Baan Ku idhi Anigu Fariintaanbaa Dunida Iigu Farxad Badan waxaan ahay mucaashaq waxaan jeclahay gabar runtii waan ka fogahay waxaana warqadaan aan halkaan aan jeclahay in aan fikirkyga aliimka ah aan idi tusiyo byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

burhaan cabdi xasan brhaan_cabdi@hotmail.om

3 Comments

  1. waxaan ku qayasi karaa jacelka wilkan haayo mid lamid ahaa ayaa soo maray aigaba haka harin waad garaysaa sxb waaa nolaal jacelka sida aan amin sanahay aniga ahaan

  2. Waxan jecelahay gabar da deedu tahay 16

  3. wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow waxaas ayaa jaceel lakaa dhahaaaaaaaaa cadi ma ahan masha allah


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a reply to Mahad yare Cancel reply