JACEYL KALA AWOOD WEYNE KII IILKA I DHIGEY Qeybtii Labaad


runtiii abaayo anigo dhan aya caloosha igadisay waxan umaleynaya in aan seexan wayo caawa waayo waxad ku hadashay ayaba wax lasiisto lahayn runtii abaayo hadaladaada waxan ka dhadhaminaya in qalbigaaga dhaawac so garay runtii aniga dhalinyarada qaar maba ihi aniga runtii aad ayan ku jeclahay wan aqaan kalamada jaceylka waxay tahay wadna ku mahadsantahay sida wanagsan aad ii so dhaweysay ayaba wax la siisto lahayn runti waxa tahay gabarta kaliyah aan radin weyn kula jiray mustaqbalkeda adigo kalena in aa helo wan j
eclaan lahay wayo waxa taay gabar fican oo xikmad leh oona taqaano qiimaha jaceylka wuxu yahay adigo kalena waxa istaahisha in jaceylka lagaga barto intas marki aan is dhaafsanay aya waxaku hishiinayy in aan dhigano balan iyo axdi malintas wixii ka dambeyay waxa noo bilabmay nolol ay ku dhisan tahay kalsooni farxad is amin wayo waxa mooda in aan helay wixi noloshayda ka maqnaay.

waxaa sidaas ahaanaba mudo badan aya waxa ku nooleyn farxad malin walba waan kulmi jirnay waxa mooda in aan haysto wixi noloshayda u baahneyd arintayda waxa sidaas ahayd waxa mooda in ay suuqii oodhan uu noqday mid halis ah noloshayda aya cabsi weyn ku ahayd adeerkayga marku maqlay in ay xaalada suuqa sii ay xumaanayso ayuu dukaankii oodhan xaraashay lacagtii o ka helay oodhn aniga ayu gacanta iiga saray wuxuna iigu dhehay adeer waxan raba in aad aado koofurka suoth afrika meesha aya hada fican ganacsigayga meesha ayuu kala soicon doona adigana meesha aya aadaysa isla berito ee ogaw ayuu idhahay aad ayan ugu naxay arinta adeerkayga so jediyaya mana ka diidi karo mana yeeli doona mana ka tagi doono gacalisadayda qaali ah iyado meel aan ku ogaanin maan ka tagi kara waxay sidaas noqotaba waxan wacay gacalisadyda waxan ka dhaadhiciyay arinta iila so gudboonaatay waxan uso bandhigay intaan bixin in aan meher qarsoori ah aan galno lakin wey iiga diiday waxaynna iigu tiray.

waan ogay in sidan u fikirayso lakin ogow inn aay ahay aniga qof waalidkayd jecel mana yeeli karo wax waalidkay uusan ogolayn madama aad baxayso waxa aniga iila fiican in lays amino oo lays qadariyo in aad iigu kalssoonato madama aad baxayso ma ahan inn aad meher kaliyah aad iigu xirato waxa fiican in aad iigu xirato axdi waayo wax la galo waxa ugu fiican axdi adiga hadi aad si dhab ah ii jeceshahay waad yeelayso lakin madama aan ku jeclahay ma ahann in aan ku sameyo meher kaliyah adigana naftaada usheeg aniga in aan adiga ku joog .

waad la socota madama aan safar u baxaayo hadaba waxa ka fikirta wixi aniga kadib dabadeed wxii dhici karo ka fikir hadana hadiba adiga sidaan dhahayso aniga waxba kama qabo madama aan ku jeclahay in aann aniga ku qadariyo aniga ka jecel sidii ayan kuso baxay oona so aaday magalada south africa waxana iigu so dhaweeyay adeerkay wiilkiisa oo meeshan markiisa hore ku noolay .

.
Waxaa aan laheyn xariir Jaceyl, oo socananay Mudo laba sano iyo bar ah Safiyo oo aan kala haysaney kalsooni nagu filan labadaynaba balse markii danbe isku badalay qaraar Jaceyl oo aay sabab u ahaayeen , dumar aay saaxiibo Yahiin Safiyo.
Safiyo Waxaa aan Labo sano Iyo bar ka dib oo aan laheyn xariir Mustaqbal Iyo jaceyl xambaarsan iisurta gashay in aan ku bixiyo dhaqaale gaaraya 4 kun dolar oo aay ku soo gaari lahayd dalka S.Afrika,oo aan ku noola ayuu yri Farxaan halka ayada aay ku nooleed magaalda muqdisho.

Balse nasiib daro markii aay soo gaartay garoonka Caalamiga ah ee Cape Town. waxaa ku sugaayay laba gabdhood oo aay Saaxibo ahaayaaeen iyo anigo oo ahaa Saaxiibkii ay labada sano iyo barka xariirka lahayeen ee surta galiyay in aay soo garto allah ka sakoow,dalkan S.Afrika, kuna bixayay dhaqaalahii ay ku imaan lahyed.
Farxad Iyo soo dhaweyn ka dib markii aay laba, maalin qura nasatay oo aay ka soo wareegtay Imaasheedi ay imaatay dalka K.Afrika, ayaa waxaa aay la soo booday ereyo uu ka naxo Farxaan, ileen horay ayaa loo yiri, Xeen daab Dumur qofkii
ay la damcaan dhaqsi uguma bad baado taasi oo loolo jeedo qiyaamada dumurka.

Waxaa ay igu tirey Safiyo iska ilaaw wixi xariir ahaa ee ina dhex maray mudadii iyo sanadahi aan xariirka Jaceyl, laheyn si fudud hadii kale waxaa la kulmi doontaa Ciqaab iyo xarig oo aan ku gaysan doona ayaay ku cel celisay Safiyo,oo la taliyaal ka dhigatay gabdho aay ilaa yaranteeedi Saaxiibo ahayeen balse ku farxo kala geynta dadka is jecel.
Farxaan mar qura waxaa hareeyay ,Murugo Indhahiisa waxaa la soo daadatay Ilmo wuxu is waydiiyay Jaceylki uu la waday Safiyo Mudadi Labada Sano iyo barka aheyd Iyo halka uu ku danbeeyay.

Akhrisoow Rag Iyo dumur Dhamaan waa su,aale niyad ku, khashuucsan maxaad ku qancid laheyd , Ruux laabtiisa kuugu qoray xageed baad ku qori laheyd, Ruux janadatul fardowso kula jecel halke baa la jecl,aan laheyd, Ruux naftiisa kuugu aaminay maxaad ku aamini laheyd, Ruux aad balan ka qaaday maxaa abaal marin ugu dhigi laheyd.

Waxaa uu Farxaan ku nool yahay guhaha Magaalo Xeebeedka Cape Town halkaasi oo uu ku nool yahay, oo uu ku ganacsado halka gabadhi sidaa u qiyamaysey, ee durba si dhaqsi ah ula soo booday erayada laga naxo isla ayadana aay ku nooshaahay Xaafada Soomaalida farxaan wuxu ahay qofka kaliyah uu si dhab ah u jeclaa wuxuna ka rabay in uu mustaqbal la wadaago safiyo lakin ma aysann dhicin waad la socota wixii dhacay hadaba aqristow wax badan ayan ka hadalnay hadan nahay bahda nololcusub lakin jaceylka sidiisaba wa cudur halis ha daawadiisa waxa waaye qofkuu gaclooda lakin aqristow hadi aad weysay qofkii aad jeclayd maahan in aad noloshaada ku dheeshay ama ku qamaarto anigo ah abubakar mohamed hassan mr qurbaani waxan in badan ka hadla arimaha jaceylka waxan jecelahay in aan badbaadiyo nolol badan iyo dhalinta hada so koreyso o jaceylka moodo mid dheeldheel ah war umadee jaceylka ciyaar mahan wuu jira jaceyl wuuna jiri doona ilaa dunida ay ka dhamaato lakin ogow in uu jiro jaceyl hadaba waxa ku fikirta kaliyah sidii jaceylkaaga ku heli lahayd hadaba hadii aad rabto jaceyl dhab ah waxad la xiriiri

karta qoraaga sare mr qurbaani ama webka nololcusub.tk ama abubakar65@hotmail.com ama qurbaani2012@hotmail.com kulanti dambo oo xiiso leh

1 Comment

  1. Sxb aad ayaad u mahad san tahay sida aa noola socod siisay arintii ku dhacday sxbken


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: