QISO NAXDIN LEH


Asc aqyarta sharafta leh waxa an raba inan ka shekeyo qisadan o ad u naxdin badan waxayna ka bilawanaysa sidatan waxa an ahay wiil somaliyed o joga qurbaha dariska nala ee wadanka itobiya malin malmaha ka mid ah waxa igu dhacday anoo magalada iska jogo haben habenada ka mid ah waxa indhahayga arkeen seddax gabdhod o ad u qurux badan oona isla eg qaab dhismedkodana oo ay isku mid ahay waxayna ka so baxeyn maqaayad oo la yirahdo bb houre wayna si baxeyn waxa ila socday wiil sxbkayga ah waxana dhahay an ku qabano


gabdhahan wa inyar xishoday ana waxan kutala galay inan dabaraaco ileen mesha ay u socdan wa isla xafada an degna agtisa marki ay ka lexden luuq an si weyn u garanayo ayan ka so labtay waxana iska imaday gurika ama xafada wan iska sexday wiil ila dhashday ayan subixi weydiyey waxana dhahay sedax gabdhod o qurxon mesha ma dagan yhn wa u igu qoslay wana ka tagay malmo o dhan ma anan arkin wayo howlahayga aya ka badan malin subax ay tahay ano iska cadeesanayo wiil sxbkayga ah cabar markan wada shekeesanay ayan waxan weydiyey gabdho mesha dagan isla marki waxa u i dhahay ha wan aqana xalay aya mid ka mid ah xanunsatay ani iyo walalka aya qu.ran sarnay waxana ku dhahay nambarkeda i keen iyo magaca waxa u igu jawabay yad rabta tan weyna tan ku xigta ama tan ugu yar iyadana u qurux bdn tan yar waxana dhahay tan yar i keen isla markiba telka iyn magaca aya la i keenay waxana kula galay inan gacan ku so dhigo habe aya wacay gabar ayana iga qabatay wana walasheyda ka weyn waxana dhahay away heblayo waxa ay i dhahday wa tan wa la igu dhibay waxa ay i dhahday ya waye waxa ku dhahay wa wiil ku jecel oo u bahan inu ku barto ilen qofta an rabo qof an waliged shukansi aysan so marin wana daremay wayo hadalateyda aya ka dhadhamiyey sedaxtodana telka ayey iskugay dhibi jireyn malin oo dhan ma anan wicin iyada aya iso missed callshay wana wacay waxa ay i dhahday maxa kugu dhacay wa lagu wayey wan jogay ayan dhahay wana ismacsalameynay haben ayan wacay waxana dhahay waxan raba inan wada kulano wa ay iga aqbashay i imaw ayey i dhahday wana isa so diyariyey ano u so socda qofta an la balansana aya wadada waxan ku arkay wiil sxbkayga ah waxana dhahay arintan aya jirto wana cabsana maxa talo ah ee galay i firi luuqa ya ka so socdo marku eegay luuqi ayu wuxu igu dhahay warya labo gabdho aya so socdo wana habro ano carari rabo ayu wuxu igu dhahay wa ay ku arkayan e telka isku mashquli wayna na agmareen wana iska si baxo o waxan isdhahay iska dhaf lamiga oo ad u bulsho badneyd ayan aday maqribki ayan wacay waxa ayna i dhahday maxa kugu dhacay waxa dhahay wan ku arkay ilen iyada ma aysan aheyn waxa ay igu jawabtay ani mel ma anan aadin isla marki waxan ku dhahay wan ku so socda hadan ku so waco albabka ayan daganahay wayahay ayey i dhahday wana so baxay marki an u so dhawaday albabkoda ayan wacay wa ayna iso baxday wan salamay wa ayna iga qaday waxana dhahay is aragti dambe warki iyo dhamadki jaceyl ayan u bandhigtay wax aqbar ahna wan ka wayey malin labad ayan u bandhigtay waxana dhahay 3 malmoda ku dahoda hadan jawab ka wayo walaltinimatada ma rabo iyo jaceylkaga ana ad ayan u jecla farxateyda ayan ka talinayey wayo qalbikayga ayey noqotay balse iyada wa ay i nacbeyd wana oga balse walasheyda ka weyn aya ad iyn ad iskuwada sheken jirnay wayo wa qof ad u fur furan waligaykana ma anan arkin gabar san u fur fur iyadana ku qasabtay inay i jeclado malmo o dhan markan wada soconay oo an so xiriri jiray ayey i jeclatay galabtina mar mar ayan u taki jiray sheko mcn ka bacdi wan ka so tagi jiray malin malmaha ka mid ah wa dhacay inu imado wiil ay ilma eedo ay yihn asago hubsan ayu qolka so galay ana wan u shekeynayey gabdhihi ayu canantay ana is aragnay malin jimco ah waxa una i dhahay kama filaneynin sxb waxan dhahay sxb walasha wa walashay waxana naga dhaxeyo walaltinimo marka wa an ka qanciyey malmo dhan marki jaceylkyna noqday mid lala yabay aya waxa dhacday inan u bandhigto mudo laga jogay 7 bilod aya waxa an ka codsaday inan mehersado wa ayna iga aqbashay ana wan ka so tagay waxan jogay gobolka nasaret o itobiya ka mid ah haben walbana wa an wici jiray waxana dhahay maxa aqbar ka heysa waxa ay i dhahday walidka aya la igu diray waxan dhahay maxa sameyna waxa ay i dhahday adi xita wa lagugu diray inad ciyal suq ad tahay aya laga dhac_dhacsiyey waxan dhahay hada diyar ma tahay inan ku mehersado ha ayey i dhahay wa an labtay sida ugu dhaqsiyada bdn ano faraxsan wayo gabdha ad ayey u quruxbadneyd wayna xishod badney markan u tagay aya waji cusub la kulmay abowe waxan ma wanagsano ani walidkayga iga dono walasheydna kalsoni buxda an ka heysatay go.ankina wa an ka labtay marka an mudo wada soconay ano socdo wada waxan arkay sxbteyda iyo walasheyd waxa ay i shegn inay fiso so qadeyn runti wan farxay habenki ayan u tagay waxana wada dhiganay axdi iyo balan marki la is baranayey diyar garow ka bacdi waxan wacad ku marnay in la is ilowin axdikina la adgeyo rali ahada aqyarta qisadan waxa ka dhmn inti ugu xanunka badna fikirkina ka dhibta

Deeqmaxamed22@hotmail.com

12 Comments

  1. Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
    waaaa sheeko cajiiiiiiiiiiiiiiiiiib ah blse waad igu kalajartay

  2. Asc aqyaray shekadu washeko cajib ah runti waxana huba dhamad keda inay noqondonto mid wiilka loogu boxo oo gabadhu sikale noqoto sidas ayan isleyahay py

  3. Sxb mcne wlh aad ayaan uga xumahay jclkaga ad daacadnimda kuheshay o ka fogaaday sxb caloosha aya ihurtay sorry

  4. Asc dhamaan sxbyal kkk lkn sheekada igu kala go’ay seen. Kaf iyo kur jaf ayaa larabay lkn dhib maleh Waa sheeko xiiso leh run ahaantii gabadhaa ciyaal micno maleh noqotay sorry bro

  5. marka hore asc salaan kadib sxb marka hore alaha kufududeyo qofka aad jeceshahay mida 2aad sxb hadii aad xiriir laledahay qofka aad jeceshahay shekoyinkan oo kale mishan lama soo galiyo wayo mihim ma.ahan maxa yelay qofta aad jc shahay oo xiriir inkala dhaxeyo in aad kashekeyso muhim ma.ahan marka shekada waa mid aad iska so qortay sxb

  6. waaaw sheeko aad u qatar ah laakin habka loo so tebiyay ayan diyaar garow ka muuqan marka hala si wado hana la habeeyo saaxibayaal waad mahadsantihin

  7. sxb yalow ani jcl halmarow iso maray ilahadane wax mahayo marka waxa niweydina qof hadu mar jcl so maray markale maso mara

  8. sheekadaan aniga waxeyb ilatahay mid qiyaali ah

  9. sxb marka waad salaamaantihiin salaanta muslimka ah wa asalaamu caleykum warxmatulaahi wa baraakaatuhu sxbyaal waxaan idin leeyahy sheekadaad noo soo dhameystira waayo waxaan aad iyo aad ujeclahay sheekooyinka jaceylka

  10. sxb ugu horeyn waan ku salaamey ee sxb xaladada kawaran sxb waxan qof xiiseeya sheekooyinkiina haba u badnaadaan sheekooyinka jaceylka teda kale waxan ku suganahay somalia qasatan magalada xudur ee xarunta gobolka bakool by

  11. masha lh sxb kwrn hrgsa wa side xaladeeda wlhi goor hore aya iigu dambeysay xasuus aya igalisay runtii buurtii sheq hadi aan so xasuusto waxay ahayd wa meel aad u qurxbadan sxbna wan ku salmy by mr qurbaani

    • haa sxb buurtaa inbadan baan maqli jirey balse si toos ah ayaan u arkey hadda waaba la casriyey sxb hargeysa aad bey u quruxbadantahay labo cisho ka hor waxaan tagey jabuuti masha allah hargeysa xitaa marqura ma gaari karto kkkkkkkkkkkk sxb


Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: