Arin Farxad Leh Lamaane Somaaliyeed oo Hoyooyinkoodii oo Jiiraan ahaa Heshisiyey


Labo Reer oo degan degmada Madiino ee Magaalada Muqdisho oo mudo ku dhawaad 15-sano Jiraan ahaa, isla markaana 6-sano ay Xumaan Ka dhexeysay ayaa dhawaan Waxaa Dhexdhexaadiyey Gabar & Wiil ay labadaa Reer kala dhaleen oo aad iyo aad Isaga Helay.

Sida uu Sheegay Jimcaale oo ah Wiilka gabadha jaceylka la Wadaagay Waxa uu noo Sheegay in labada Xafadood oo ay Hoyooyinka u kala yihiin Khadra Maxamuud & Maryan Jeylaani.

ayaa Waxaa Isku Soo dhawaadeen markii aan Isugu tagnay labaduba in aan Is Doondooneyno oo aan Rabno in aan mesha ka Saarno Xumaantii Ilaa Mudo cidaha dhextiilay oo in Muda eey Ku Kala Maqnayeen.

Hodon oo iyana ah gabadha ayaa Noo Sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay in iyagoo Jiiraan ahaa oo laga daalay heshiisintooda ay maanta si farxadi ku dheehantahay ay labada qoys Isku gacan qaaday jacayl dhex maray ubadkooda.

Labadan Reer ayaa markii hore Waxaa khilaafkooda uu Salka ku hayey Arimo Caruurtooda oo mar Walba Is dagaali jiray dagaalka Caruurtana u gudbi jiray hooyooyinka.

iyo gabdhahooda Sida Dhacda Inta Badanaa Markeey Dagalamaan Ciyaalka Waxaa Soo Gala Waalidka Siiba Hoyooyinka Ciyaalka Markeey Kubada Wada Ciyaarayaan Iyo Markeey Iskuulka eey Jogaan.

Waxaa idiin soo hagaajiyey oo isku soo dibaridey
c/laahi adan maxamed
gunners_boy18@hotmail.com

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

fikirkaaga waa muhiim pls leave comment