Qisadii Abuubakar & Xabiiba.

waa codsi inaan mar kale dib u soo gelin qisadaani oo aan horey inta uga baahiney si ay dadka u xasuustaan markale waa qisadii abuubakar iyo xabiiba ka bogasho wacan waa adinka iyo saaxiibkiinii ama mu,alifkii weynaa qurbaani iyo aniga oo qalbijaceyl oo idiis gubiyey
Continue reading

Maxaa kala heysto waalidka iyo mucaashaqiinta ( qis dhab ah oo

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Kaaraan ee magaaladda Muqdisho, waxayna u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed kadib markii la’isku diiday, iyadoo dad badani ay ka yaabisay. Labadaan Lamaane ayaa waxa lagu kala magacaa Anwar iyo Salma. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-

Continue reading

Qiso Layaab Leh oo ka dhacday Wadanka Finland, iyadoo ay u dhaxeysay Lamaane Soomaaliyadeed. (Sababtu Maxay Tahay).

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Helsinki ee dalka Finland, waxayna u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed kadib markii uu soo dhex galay dhibaato aanan caadi aheyn, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khaalid iyo Nimco. sidi ay wax u dhaceyn,
Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:-

Continue reading

waa jaceylkii xamaan iyo raxmo ruun (qebtii 3aad)

waa sheekadii taxana inoo aheyd qeybteedii 3aad ee ka bogasho wacan
waxaa idiin soo diyaariyey c/casiis maxamed sheekh axmed
qalbijaceyl

xamaan kama uusan diidin waxaana la isku macsalaameeyey kalgaceyl iyo farxad midba midka kale ayadoo la is dhaafsadey kalmadoo macaan badan waana la isu istaagey qofkaste qalbijaceyl ayaa la isku dhiibey qofkaste dhabanka ayaa la iska shumiyey

Continue reading

Qiso Jacayl Layaab leh Oo Ka Dhacday Xabsi Kuyaala Magaalada Jowhar.

Qiso jacayl oo layaab leh ayaa waxa ay ka dhacday saldhiga booliiska magaalada Jowhar, waxaan socod kusoo maray saldhiga hortiisa waxaana la kulmay meel lagu xoonsanaa oo buuq ka taagan yahay waxaa markiiba indhahaygu qabteen wiil da’diisu ay ka yarayd ilaa 20jir wiilkii baa dibada loo soo saaray ka dib baan gacanta ka qabtay dad badan oo halkaasi kusoo leexday baan ka codsaday inay iska kala tagaan isagana waan is raacnay waxaana wada tagnay Baar, cabitaan baan wada cabnay ka dib waxaa ka codsaday in uu iiga sheekeeyo dhacdadan waxaana uu hadalkiisa ku bilaabay;
Continue reading

ku dhaqan wadooyinkaan aad guulgaartidee

Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin?
Hadaba Hadii Aad Dooneysid Jidka Guusha Isku Day Inaad:
Continue reading

waa jaceylkii xamaan iyo raxmo ruun (qeybtii labaad)

c/casiis waa uu soo baxey wuxuuna horey u galey qolka dhalinyarada horey ayey isu raaceen waxaa la soo tukadey salaadii jimcaha
c/casiis wuxuu uga warbixiyey wuxuu sameeyey wuxuuna ku yiri saaxibow aniga waa jibkeyga waan ka soo baxey
Continue reading

jaceylka iyo lacagta keebaa awood badan waa qiso jaceyl oo ka dhacdey(magaalo Xeebeedka ee Mombasa)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka ee Mombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn.
Hadaba wiilka ay dhacdadaan ku dhacday isagoo inoo sheekeeyey sidii ay wax u dhaceyn.
Continue reading

sida ay isku heli karaan lamaano isdoortey mise ay iskugu kalsoo

Hadda dhalinyaroy waxaa nagu badan somali hadaanu nahay dhalanteed jaceyl qof weliba wuxuu rabo iska shegaayo hadii aad qodobaan ku dhaqantid walee jaceyl heersare ayaad heleysaa noloshaadu marna ma niyadjabeyso
Continue reading

Jabkii Paltalk iyo jahwareerkii jaceylkeyga

Jabkii Paltalk iyo jahwareerkii jaceylkeyga
Waa qiso jaceyl oo dhab oona ka dhacdey gabadh somaliyeed oo ku nool dalka mareykanka
Waxey inoogu soo dirtey email waxeyna ka hadleysaa sida ay wax ugu dhaceen ayadoo ka sheekeyneyso waxey ku bilaawdey sida tan
Continue reading

Khiyaano welkeeda waa eber ( waa qiso cajiib ah oo ka dhacdey londan ee caasimada ingiriiska

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo in mudo ah wada-socday, welibana isguursaday.
Hadaba lamaanahaan Somaliyadeed ayaa lagu kala magacaa Zakariya iyo Ubax, waxayna u dhacday sidatan.
Continue reading

Murugo jaceyl maxaa lagu daweeyaa ?Q, 1aad

Waxan ahay gabar somaliyed o kunool dalkeda hoyo e somalia gar ahan gobalka shabellaha hose qasatan magalada marka e xurunta egobolka shabellaha hose da,deydu wa 18 jir waxan dhigan jiray mid kamid ah iskulada kuyaala magalada marka gaar ahan dugsiga dhexe waxaan ahaay gabar si ad ah ugu dhago nugled waxbarashadeda iyo ladhaqanka qeybaha kala duwan e bulshada had iyo jeerna waxan ku mashquuli jiray casharada iskuul

Continue reading

sheeko jaceyl ah waa jaceylkii xamaan iyo raxmo ruun

waa sheeko dhab ah oo jaceyl ah waxeyna dhacdey muddo hadda laga joogo 5sano waxeyna ka dhacdey magaalada muqdisho gaar ahaan xaafadda madiina
waxaa idinka xaqabtiri doona Mr- c/casiis (qalbijaceyl)

Xamaan wuxuu ahaa wiil dhalin yaro ah oo ku nolaa xafadda madiina
Ee magaalada muqdisho xamaan wuxuu ahaa wiil aad u firfircoon
Raxmo ruun waxey ku nooleyd howlwadaag ee magaalada muqdisho
Continue reading