dagaalka soomaliya muxuu ugaystay shukansiga dhalinyarada????

dagaalka soomaliya muxuu ugaystay shukansiga dhalinyarada????

inta badan Shukaansi u aadi jiray xafada kala fog xiliga habeenkii lakiin wayaahaan danbe ayaa waxaa soo food saray culeys kaga yimid dhanka amaan xumida ka jirta magaalada Muqdisho iyo waliba ciidamada itoobiya oo xiliga habeenki jaclayn socodka dadka iyagoo cabsi ka qaba weerarada inta badan habeenkii lagu qaado.
Continue reading

Qiso jaceyl ah waxaa qoray abwaankeyna weynaa abubakar

qisadaani waxaa qoray abwaankeyna weynaa abubakar}}}
waa habeen xasuus mudan qofkasto oo ibnu aadan ahna uu ku qasban yahay in uu qoro ama uu xuso dhibatooyinka iyo qisooyinka ku dhaco , waxaan ahaa wiil somaliyed oo ka hela in uu is ticmaalo aalada INTER NET ka si daran waqtigiisana ku bixiyay aniga oo jeclesanaayo xariirka aan la samey nayo dad badan aniga oo ula jeed kayga markaasina uu yahay in aan ka barto bulsho iyo asaxab qiimo leh ba,
Continue reading

GOB-DEEQ : HIMILO : DIIRIYA 2010

waa hees jaceyl ah oo aad u macaan badan waxaan filayaa inaad ka heli doontaan hadii uu alle idmo
bal nala dhageysta waxaan ugu tala galey heestaani mucaashaqiinta
waxaana loo hibeeyey ilwaad
Continue reading

hees jaceyl iyo amaanba ah

bal inagula raaxeysata heesaha jaceylka iyo amaanta ah waa heestii deeqa iyo fanaankii lafoole

AFAR SANO AYAAN JACEYL ISLA WADNE HADDANA MA OGI MEEL AY KU DANBEYSO

Waa qiso jaceyl ah waxeyna dhaxmartey lamaano magacooda qariyey bals waxey ku kala noolyihiin laba qaarad oo kale duwan
Wiilka wuxuu ku noolyahay dalka masar halka ay gabadha ku nooshahay dalka mareykan mise America waa qiso dhab ah oo ay ku dhacdey lamaanahaasi
Continue reading

Lulug – Waayaha Cusub

heest maanta nala dhageyso waa sxbkiina hawada c/casiis maxmed sheikh axmed
qalbijaceyl

wixii faafaahin ah nagala soo xariiri
qalbijaceyl11@hotmail.com

Taariikhda atariishada rani (ismaan cadde )


Aktaradda Rani Mukharji waxey Ku dhalatay dalka Hindiya Sanadkii 1978, waxey kasoo jeeddaa qoys asalkiisa yahay Bagaldesh, Qoyskaas oo taariikh weyn ku leh aflaanta Hindiya sida Aabaheed oo ah Soo saare ama director howlgab ah haatan waxuuna hore u aasaasay shirkad sameysa aflaamta oo la yiraardo Filmilaya Studios, Rani Hooyadeed oo lagu magacaabo Kirishna waxey aheyd heesaa qaaddo heesaha aflaamta, Rani walalkeed Raajaa Mukerji waa soo saare filimada, Rani ayaa sidoo kalena waxey ilmo adeer yahiin aktaradda caanka ah Kajol.
Continue reading

Taariikhda atariishada kirishma kapoor

waa barnaamij cusub oo ay idinku tala galeen bahda webka nololcusub waxaa idiin daadihin doona inanka da,da yer mise mu,alifka weyn ee ismaan cadde wuxuuna idiin ahaan doonaa mid taxane oo looga hadi doono taariikhda jiliyaasha reer hindi aan idinka dhax baxo adinka iyo ismaan cadde
Continue reading

Wanaag waaba la waayey waayahaan

Hadda dhalinta somaliyeed iyo beenta maxaa kala heysta
Waxaad arkeysaa gabadh oo la socota boqolaal wiilal midba mid kale u sheegeyso been ayadoo leh waan ku jeclahay walaahi cid kale uma nooli aan adiga aheyn hadii aan mustaqbal sameysanaayo adiga oo kaliyah ayaan la galayaa mustaqbalkeyga waa adiga

bal nala dhageyso heestaan
Continue reading

Sow Somali ma ahi umadda kale maxey I dheeryihiin

Qisadaani waxey dhaxmartey lamaaniyaasha lagu kala magacaabo jamiila iyo haaruun
Jamiila waxey ku nooleyd magaalada muqdisho gaar ahaan xaafadda waaberi waxeyna aheyd gabdhaha ka iibiyaha suuqa bakaaraha shaahi mise waxey aheyd shaahiley
Continue reading

qiso jaceyl

sheekadan waxay ka dhacday magaalada hargaysa ee ah magaalo madaxda dalka s/land,
gar ahaan dagmada m/haybe.
Continue reading

waa jaceylkii xamaan iyo raxmo ruun Q-6aad

Waxaa Hadley c/casiis wuxuuna ku yiri saaxib sidee la yelaa hee waalidkaaga hadalkiisa qaado gabadhaani iska dhaaf matihid qof isku filan waa lagu bilaa hadii aad dhahdid waan nikaaxsanaa ma soconeyso arintaasi waa tii lagugu fahmo hooyadaana wey kaa niyad jabeysaa
Aniga sidii aan yeelaba raxmo waa inaan xariga ku xiro hooyo hadey rabto ha I buriso
Continue reading

Calamadaha jaceylka maxaad ka taqana ?( Ismaan Adde )


Calaamadaha JACEYLKA Doodi kama taagna in dunida aynu ku nool nahay in ay Jaceyl ku dhisan tahay , mana jiraan laba qof oo isku haysta in waxa la yiraahdo Jaceylka uu yahay mid jira laakiin qof waliba macna gaar ah ayuu u yeelaa gaar ahaan qof uu cudurkaasi ku dhaco
Continue reading