wa maalinta jaceylka ee aduunka,,,,

wa maalinta jaceylka ee aduunka,,,,
maanta waxan ka hadlaya waa maxay valentines,day,,,,,
waana mu,alifka weyn ee mr {{{ qurbaani }}} ee ku sugan jaziirada maalta waxaana kala soo xiriiri karta abubakar65@hotmail.com ama wac 0035699178435 ama webka http://www.nololcusub.tk wehelkaaga ha ahaado……………
WAXA HADIYADAHA, SALAAMAHA, UBAXYADA DUKAAMADA LOOGA
DHAMEYEN DOONO MAALINKAAS! Bisha Febraayo 14-keeda ayaa loo aqoon-saday inay tahay
Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo
Continue reading

Jaceylka waa sida Doon Bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa

arrimaha jaceylka maxa ka ogtahay marabta in aad wax ka ogaato hadii jawabtaada haaaaaa tahay kala xiriir webka http://www.nololcusub.tk wehelkaaga ha noqdo waxana kugu so diyaariyay mu,aifka weynaa abubakar qurbaani oo marwalba garabkiina tagan,,,,,

Jaceylka waa sida Doon Bilaa shiraac ah oo badda mowjadaheeda si amaan ah ku mareysa marna waa gilgilaha Dunida oo buuraha Fulkaano ka qarxiya ,Marna Waa Diyaarad Baalasha Laga Jabiyeye Oo Hawada ku Socoto.
Continue reading

Taariikhda Maalinta Valentines Ama Maalinta Jaceylka Aduunka Iyo Maanta oo kale.

Hadaba Horay ugal Qoraalka Hadii aad dhamaysto Waxaa Hubaala Inaad ka Heli Doonto Ee Fadlan Dhamayso
Continue reading

Arin Farxad Leh Lamaane Somaaliyeed oo Hoyooyinkoodii oo Jiiraan ahaa Heshisiyey

Labo Reer oo degan degmada Madiino ee Magaalada Muqdisho oo mudo ku dhawaad 15-sano Jiraan ahaa, isla markaana 6-sano ay Xumaan Ka dhexeysay ayaa dhawaan Waxaa Dhexdhexaadiyey Gabar & Wiil ay labadaa Reer kala dhaleen oo aad iyo aad Isaga Helay.
Continue reading