halkaan kaga boga geeraaro jaceyl


walalahayga soomaliyayd oo meelwalba ka joogan dunida maanta waxan idinku bishareynayna in aan idin soo gudbin doono geeraaro aad uxiso badan oo markaasna aad ka heli doontan waxana soo saaray wa mu,lifka weyna mr qurbaani waxana ka heli kartan abubakar65@hotmail.com kulanti dambo ooxiiso leh,

Siddii sagal dilaacay
Ama hilaac baxay oo kale
Quruxdu soo ma moodaan
Qaabkaaga wacan baad
Qaarkaa ku dhaaftayee
Inaad tahay anigaa qiraayee
Qiimo malahan caashaqa
Qar qarada hadaadan ka hayn
Qarni walibana wax baa soo ifbaxeeQalanjooy adigaa qaatay laabtee
Qof walibana dabcigiisa meel noqay
danta in leesku garaa
Qalad iyo gaf ineey tahay
Qalanjooy ogsoonoow
Qureyshtii haweenka

Waligeed aduunyada
Waqtigaa qof saacida
Midna waayaha xira
Labadaas waxaan aheyn
Horaa loogu waayoo
Waa nin iyo waagii
Aniguba wasiisiga
Waxaan weyda lahayaa
Iigu wacan waxyeelada
Wiish bay ila sarakacay
Caashaqu wadaad maleh
Walaalowna kuma haro
Waan waanna kala dheer
Waxba haay idabiibina
Wadka aan is aragnee
Waddadiina ka ambaday
Biyo looga waayaa
waanadu idhaaftee
waan kuu xiisay
abaayo macaney

sahan laba sooryo wada cunay sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
tii aan sugaayoo
seygey ahaydoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee

sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee

laba sooryo wada cunay
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqo allaa ogee
suul dhabne weeyee
marna laguma sabo oo
sida sabi caruureed
kuma seexanaayoo
suney aniga ii tahay
subixii inaan tago
seedaha kasoo jarro
ubaxaan ku saree
kii aan sugaayoo
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee
sahlanaa amuuraha
bal aan saadsho maantana
sidey noqon allaa ogeee
laba sooryo wada cunay
sahan dheerna wada galay
saameeyay caashaqu
mid haduu socdaal galo
sanado dhoor ah maqan yahay
salaantii iyo jawaabtii
ka kalaa sugaayee
illeyn waa sedkiisiiyee
kii aan sugaayow
seygey ahaayoow
isugoo yaanan soo noqon
sida nabad amaanee
salfudeydi maayee

Geeraar.
Xumaan iyo nabsi ruux xambaarsaday xashaash ku noolaan maayo, xaqdaro nin ku dhaqmaayo xakinkaa arkaayo xaqiiqdii guul ma gaaraayo, xiliga maanta la joogana xaalka aduun yaalo xifaalo malaha, xili leys xisaabinaayo xabaasha aaqiro waaye ee xiskiina ku haaya.

Geeraar

Dadaal aduunyo iyo dulqaad dib umaan dhigin damac daranaa dusha leyga saaray daaraha dushoodbaa dahab ley suray, dad kulul aan danqasho laheyn dooqaaga haduu galo dad looma eedsado, daahirii rasuulkeena iyo daa’inkii na abuurtaan dartood aan kugu deeyay.

Geeraar.

Ma jiraa jaceyloo?

Ma jiraa jaceyloo, qofaad waanisoo wehel aad kadhigatooa warkiisa aad raacdoo waji aan wacneyn wax tar kaaga dhiga?.

Ma jiraa jaceyloo qoraaf saad satoo saadir aad katuugtoo suubanaantii caashaqa samaantii jaceylka midna aan kusiin?

Ma jiraa jaceyloo qofaad jamatoo jirkaaga moodoo aan jiirnaxaynoo jiriricyo jaceyl midna aan u jeedin?

Ma jiraa jaceyloo qofaan kuu naxaynoo naftaada moodoo nuurkii caashaqa iyo naxariistii jaceylka midna aan ku siin

Ma jiraa jaceyloo qofaad qiima wacan & qaayo wacan u yeeshoo hadana aan kuu qireyn?

Geeraar

Taariikhdaada nolosheyda

kama tirmeyso ee talaahi

aan ku dhaartay talaabkastoo

aan qaado adigaan ku

towaa taajkii arooskaaga

tabaabusheysigiisa aan ku

jiraa ee taajirnimo iima

laabnee toosaneey

taladeena waa toostee

tacab shiid waa ka baxnee.

taariqna an so marnay

talo aan isku racno ,,

Geeraar

Dunidaan dibjirkeeda dayaxa laalaayo, dunidaan da’yarteeda dagaalka loo carbinaayo, dunidaan duqowdeeda nabada aan doonayn, dunidaan labadii is doorato dakano layskugu diidaayo dabkeeda ma yara, ana inaan daacad kuu ahay marna aanan ku dageynin damiirkaada u sheeg, wadnaheyga dushiisa iyo beerkeyga dacaladiisaan darin kuugu dul fidinayaa dareen la’ aan ku dul seexo, hadaadan intaas ku daganeynin laabtaada sii danqaneyso dartaa waalidkeyga ha ii dilo ama duhurkaan ha ii deyrsho deg deg daartaada igu geyso. hadii aan sirqaado hadalka waxa iila siman tahay saxnsaxada roobkiyo,,

iftiinkii nafteyday ubixii jaceylka kuman

arkin adduunyadan intaan ku noolay

ruux aan kugu ilaaboo oo arrintayda

bal meel mariya urukadada

jaceylka la adkaysan wayay

macaney intaan iilka liii dhigin

wax iila qabo adan adan ku

il daranahay macaney…

samanaan badan sadrigayga ku tiil sawirkayda

siminaanta jirkayda iyo soydkayda macan

ayaba wax lasiisto lahayn mar hadii

ay isalanto oo sacabadeyda isaarto

walaahi waan suurmi lahay

sinta ku raari lahay kama siici lahayn

subixii allaha keenaba runtii

suuradada siyaran lahay indhahayga

muuqooda meeshii ay qabtan adiga

mooyane cidkaleto iima muuqata,,,

gacalgaani gaboobay in aan

gooyo gef waye waxan

ganuunka ahayn ana makula

galayo gundigayna aroos

marhadii aan gudi joogno

gambasho waa igu ceeb

gayd inaan uleexdana

abaayo geeriya ka xiga macaney,,,,,,,

dhaxyarey idhageyso

dheehaaga quruxda badan markan

dhaayaha saaro dhiigayga

dhamantiisa wa adiga dheefsi

haba sheegin dhianacayga inaan

joogtid aan dhowrno jaceylkayna

dhibna isla qaybsano dheman

lamooday dhug uyelo hadalkayga,,,,,,,,,

saxiibadeyda hawada iila socdan oo marwalba xiiseya webkan oona weheshanayan waxan idinka balan qadeyna in marwalba an garabkiina taagnano oo niiso gudbino arrimaha jaceylka dadka xiiseya sheekooyinka xiisaha xambaarsan iyo geeraarooyin aad u xiiso bdan oo markaasna ku cajabiya iyo gabay aad u tiiraanyo leh ayan idinku balanqadeyna wa mu,ifkiina weynaa oo marwabana garabkiina taagan wa abubakar mohamed oo utaqaanan mr qurbaani waxaana ka heli kartiin abubakar65@hotmail.com oo ku sugan jaziirada maalta,,,

26 Comments

  1. wah wah wlh cajiib jacel ka ma sah lano lakin dadka qaar ayaaba ka dhigto wax la kesto guriga marna liska tuuro lakin aad buu u leyahay qiimo aan laso kobi kariin run ahaanti anigana aad buu igu ween yahay jacelka,,,,,,,,,,,,dhay mankii an jeclaayow kan ku hamiyo habeen iyo maalin kan u hibeeyay nafteeyda kaan ka doortay ragow idil cashaqaad igu beertay baa wali igu gor xamayee wali sidii baan kuku haweena hay waxaan sadir keey kabar yayaa in oo guulo nasku keey daro amiin

  2. Woo gerarka alla mcn wuxu saqay jirkeyga

  3. Walahi wan ka helay geeraaradaan macmacaan qiiro ayeey igalshen

  4. wax weeyi jacalku laf dhabarka nolosha

  5. 143=i love you

  6. Waah waah waxaasa geeraar ladhaha

  7. Waaw jaceel waa saxariir balse dadka ku raaxeesto waa dadka si dhab ah isku jacel

  8. Qiima badanoo salaan
    Qalbiga kaga timid kadib:-
    Qalankii jaceylka
    Qada waa ka dhamaati
    Naag qaangaarin
    Maa la qasbi kara?

  9. Hablaha taan kaxushaba ka xushmeyaba xabiibteyda mowdaba xaasid maxeey unoqotaa xerigaan adkeyaba xilidhexe maxaa furo xujadaani waa maxay waxaal aduunyo xuma lagama waayo ok thanks

  10. Alla website-kan danteynu taabtay si aan xuman ku jirin buu xaqeynii jcylka u dhiciya hadal iyo cadad tiro laguma koobi karee allow aas aasyashan webtekan danahena ka taliya allo albaawada janada midna haka oodin

  11. Sax iyo qalad saman iyo xuman samir wanag si kastaba wa larka sacadkasto la jogo sahal ma ahan warkeyga iyo sadal ben aho sidi lo dono lo qoray sarbeyta an iska dhafe sirtana dahaha ka qade sey wax ujiran su.al an idinka weydiye axmed love eyes l.antisa jcl ma jiri kara

  12. Waa geeraaro aad uwanaagsan qorayayaasha waxaan leenahay thanks

  13. Dunidan dacaladeda duunyada ku dul nool aada daacadow sxb dantoda daadihinaya anna waan ku faraxsan

  14. Allah aclam

  15. Hahahahahahahahah Geeraaro mcn waxasa Geeraaro laga dhahaaaa Bro Thanks

    • Dadkeeena somalia Most of Jcylka Afka ley ka sheegaan jcylka qaaar si run ah u jila wey jiran qaar kale o aan daacad ku aheyn wey jiraan {CEELCALI HIIRAAN SOMALIA }

  16. waa in yar oo runya been kuu kala saareeyso waxaad hamida oo nan heyn naftuna eey ku heelantahay haduu heeybiyo qalbigu inuu helo wey dhacdaa in, uu waayo ka haro haleeli waayana u badan alleeylahee hanweeynin iyo hawa iyo damac baa rogroga calafkuna waa halkii xiisadu waa lama huraan halkii samirkii gabow hadaad hana weeyday tii naftaadu ku hoowlaneed ku samir how lahaagiyo nasiibku halkuu ku dhigo…………………………………………..

  17. HALEEYS GUURSADE DACADNA HALEYSKU AHAADO JACELKA ASIGAA IMANAAYO,

  18. waxaad tahay ayaan dhalad asxaabtii rasuulkiyo inta eheelu qayrkaa oo muslimku wada amaano calafkaba sidiisaba nassiibkaa u sahanoo waa sareedo caashaqu haduu helo sadkiise

  19. Ad ayey u mcn yihin gerarada

  20. waanka helay geerar yada waana buskud kkk…kkk…kkk

  21. .k.k.k.k.

  22. jaceylka haduu cuslado curuuqdiyo dhuxa garo malaha cashar iyo dabibey
    marka mcnto hani by somalia wax ila qawo wan ku ildarnahay

  23. Kulula kalgacelku kurbadasu badana karkar an dhamaneyninba korkeyga shidaye harsan wayey awada dhinacad iga jirta qalbigu ijida so dhaqso idawey

  24. yaan jaceelka meel looga dhicin dhalinyarooy jaceelku waa dhabee misa wuxuu bilaaambaa marka guurku uu yimaato

  25. jaceel baan dareemoo
    daawadiisa waayooo
    kafadhiisan maayeee
    xulashadiisaan kujiraaa
    waa dareen daacad ahoo
    aan nasidaan ubaahneen
    hibaaqeey macaaneey
    daraadaa uwareekaye
    aduunyadoo idil maraye
    guryahoo idil galaye
    gabdhohoo idil arkaye
    mid aan kula simo waayaye
    wajiyadaan arkayoo idil midkaadaan umoodaa macaaneey

    by abwaan adan wali


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a reply to Hanad happy Cancel reply